Ciidamada Xamar laga keeney oo Nin Rayid ah ku dilay Dhuusamareeb

Ciidamada Dowlada Federaalka ee Dhuusamareeb ku sugan ayaa toogasho ku dilay Nin rayid ah oo lagumagacaabi jiray Shaafici.

Lama oga sababta Loo dilay ninkaan inkastoo la sheegay in Ninka dhintay ay mureren Askari ka tirsan Ciidanka.

Wali cidna kamahadal dilkaan mana jirto cid loo xiray.

Sawirka kore waa Marxuumka la dilay oo ahaanin aad looga yaqaan Dhuusamareeb, Warar waxaa jira sheegaya inuu ninkaan qayb ka ahaa koox Dhalinyaro ah oo Mucaarad ku ah Xukuumada Federaalka Soomaaliya.

Puntlandi.com
Gaalkacyo

<