
Al-Shabaab ayaa weerar kusoo qaadey Fariisin ay Ciidamada Koonfur Galbeed ku lahaayeen Deegaanka Daynuunow ee Gobolka Bay halkaasoo ay Al-Shabaab la wareegeen Fariisinkii Ciidanka.
Ciidamada Lowlada waxaa Dagaalka uga geeriyooday 12 Askari halka Askar kale la waysan yahay waxaa sidaas Puntlandi.com u xaqiijiyey Dadka Deegaanka.
Ururka xagjirka ah ee Al-Shabaab ayaa maalmahaan waxay bilaabeen Weeraro ay kula wareegayaan Deegaano horay looga xoreeyey iyo kuwo Cusub.
Magaalada Muqdisho waxay maanta ka fuliyeen weerar lagu qaadey Isgoyska Siyidka.
Puntlandi.com
Baydhabo