Daawo Waraysi Senetor Cabdirsaaq Jurile , Dastuurka Federaalka Soomaaliya iyo qaabka loo hareer maray

Cabdirsaaq Jurile oo kamid ah Siyaasiyiinta ugu miisaanka weyn Puntland isla markaasna ah Senetor ka tirsan Aqalka Sare, Ahna Shaqsiyaadka aadka u yar ee Saameynta weyn ku leh Puntland iyo Soomaaliya ayaa Waraysi uu siiyay Warbaahinta Dowlada Puntland wuxuu ka warbixinayaa Dastuurka Federaalka Soomaaliya, Xukuumada hada talada Dowlada Dhexe heysa iyo qaabka loo jabiyey Dastuurkii.

Senetorku vwuxuu kaqayb galayaa Shirweynaha Wadatashiga Puntland oo uu Khudbad qiimo leh uu ka jeediyey.

Daawosho wacan

<