Breaking News— Xarunta Xalane oo Albaabada loo xiray kadib markii laga helay Corona Virus

Inkastoo aan wali la shaacin laakiin Warar hoose oo Warbaahinta Puntlandi.com ay heleen ayaa waxay sheegayaan in La xiray Xarunta Xalane ee ay Muqdisho ka degan yihiin Ajnabiga iyo Hay’adaha Caalamiga ah.

Qof Cadnaan ah ayaa laga helay Hargabka Corona Virus Gudaha Xalane.

Dowlada Federaalku Way ka warhaysaa laakiin ma aysan Shaacin.

Waxaa todobaadkaan la kansalay dhamaan Kulamadii ka dhici lahaa Xarunta, waxaa kaloo la joojiyey Dadka Dibada ka imaanaya.

Warkaan oo aan ka helnay ilo Dublamaasiyadeed waxaa la sheegayaa in la qarinayo warkaan.

Puntlandi.com
Muqdisho

<