Wafdi balaaran oo ka socda Dalka Jabuuti oo booqdey Garacad (Sawiro)

Wafdi Ganacsato iyo Hay’ado Dowli ah isugu jira oo Reer Jabuuti ah ayaa maanta booqasho waxay ku yimaadeen Dekada Garacad ee Dhismeheedu socdo.

Ujeedada Wafdigaan ayaa ah iney indha indheeyaan Dhismaha Dekada iyo Deegaanada Garacad, Waxayna doonayaan iney Maalgashadaan horumarka ka socda Garacad.

<