James Swan oo gaaray Garoowe

Ergeyga Haarka ah ee Qaramada Midoobay ayaa booqasho ku yimid Garoowe waxayna kulmeen Madaxweyne Deni.

Masuuliyiinta aya waxay ka wada hadleen Xaalada Soomaaliya ay ku sugan tahay Maanta iyagoo iska Xog waraystay Doorashada Soomaaliya, Dagaalada Baledxaawo iyo Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya.

Kulan Albaabadu u xiran yihiin oo uu ka qayb galay Madaxweyne Xigeenka Puntland Axmed Cusmaan Karaash ayay Masuuliyiintu wada qaateen.

<