Madaxweyne Xigeenka Puntland oo Puntland kulasoo laabtay Qaab salaameed cusub, Maxay tahay sababtu

Madaxweyne Xigeenka Puntland Axmed Cusmaan Karaash oo fasax uu ugu maqnaa Jarmalka kasoo laabtay ayaa Bulshada wuxuu usoo bandhigay qaab looga hortagi karo Hargabka Corono Virus ee Caalamka faraha kulul ku haya.

Cudurkaan ayaa badanaa waxaa laga qaadaa Gacmaha la iska salaano iyo Qof qaba oo kugu hindhisay ama kugu qufacay oo dheecaankiisu kusoo gaaro.

Madaxweyne Xigeen Axmed Karaasha ayaa markuu lasoo dhaweynayay wuxuu Dadka ku salaamay qaab feer oo kale ah oo gacmaha la isku dhufanayo,

Hoos ka daawo sawirka

<