Sheikh Shaakir oo isna Garowe yimid

Maalmahaan waxaa Puntland kusoo qulqulaya Madaxda ugu daraystay Ehlu Suna ee loogasoo adkaadey Siyaasada Galmudug.

Sheikh Shaakir oo horay u sheegtay inuu yahay Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta euxuudoo gaaray Garowe.

Macada inuu sii joogay iyo in kale laakiin wuxuu hada ku sugan yahay Garowe

Puntlandi.com
Garowe

<