Shirkii Madasha Xisbiyada Qaran uga socdey Turkiga oo lasoo gabagabeeyey

Dalka Turkiga waxaa maalmahaan ka socdey shir wadatashi oo ay lahaayeen qaar kamida Xisbiyada Dalka,kasoo maanta lasoo gabagabeeyey.

Madasha Xisbiyada Qaran oo kulankaan qabatay ayaa diirada lagu saaray Qodobo ay kamid yihiin Doorashada 2020 ,Amaanka iyo soo celinayo Dowladnimadii Soomaaliya.

Wararka ay Warbaahinta Puntlandi.com helayaan ayaa waxay sheegayaan ON kulanka si aada looga diiday Doorashada iyo sidii laga yeelilahaa Xukuumada hada talada heysa oo ay u arkaan iney Wadadii ka leexatay wadadii Dowldnimadii Soomaaliya hiigsanaysay.

Kulanka waxaa lagu Cambaareeyey Dagaalada ay Ka qaybqaadanayaan Ciidamada Dowlada ee ka dhacay Dhuusamareeb iyo Baledxaawo.

Warbixin rasmi ah oo kusaabsan qodob muhiim ah oo Shirkaan lagaga dhawaaqay Ayaan goordhow idinla wadaagaynaa kala soco Puntlandi.com Amar barahayaga Twitterka iyo Facebook.

Puntlandi.com
Istanbul

<