Breaking News— Gudoomiyihii Maxkamada Laascaanood oo Qarax lagu diley

Gudoomiyihii Maxkamada Magaalada Laascaanood Xasan sheikh Maxamuud ayaa ku geeriyoodey Qarax loogu xiray Gaarigiisa ooku qarxay.

Gudoomiyaha ayaa isla goobta ku geeriyoodey, waxaa kaloo Qaraxa ku dhawacmay Qof rayid ah.

Cidna ma sheegan Qaraxaan, waana markii u horaysay 10 sano oo Qarax noocaan ah uu Laascaanood ka dhaco.

Puntlandi.com
Garowe

<