Breaking News— Dagaal ka socda Baledxaawo

Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay Dagaal ku qaadeen Ciidamada Jubbaland dagaalkaasoo hada socda.

Cida kugacan sareysa Lama oga ilaa hada laakiin Dagaalka oo markii hore ka bilowdey Duleedka Magaalada ayaa hada waxaa la iskasoo galay Magaalada.

Wariye Cumar Yare oo ah Wariye Madaxbanaan ayaa Puntlandi.com wuxuu u xaqiijiyey in Ciidamada Fowladu ay weerareen fariisinada Ciidamada Jubbaland.

Puntlandi,com

<