Sheikh Shaakir “ Waxaan Amniga dhamaan Galmudug ku wareejinay DF “


Madaxweynihii Galmudugta Ehlu Suna Shiekh Shaakir oo looga adkaaday Dagaalkii Dhuusamareeb ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay wuxuu sheegey in ay Dagaalkii joojiyeen iyagoo u turaya Dhacabka.

Horay Waxaan Amaanka Dhuusamareeb ugu wareejinay Dowlada Federaalka hadana Guud ahaan Amaanka Galmudug iyagaa laga sugayaa inay dugaan si Argagixisada looga adkaado, waxaa sidaas yiri Sheikh Shaakir.

Saaka waaberigii ayaa Ciidamada Dowlada Federaalku waxay la wareegeen gacan ku heynta Dhuusamareeb ka dib markii ay Ehlu Suna ay iskasoo dhiibeen.

Puntlandi.com
Dhuusamareeb

<