Masuuliyiintii Ehlu Suna oo isdhiibay

Wararka saaka ka imaanaya Dhuusamareeb Waxay sheegayaan in EHLU looga adkaadey Dhuusamareeb lagana eareegay Masuuliyiintii ugu sareeyay.

Sheikh Shaakir iyo Macalin Maxamuud labada Waa lasoo qabtay sida wararku sheegayaan.

Saaka waabarigii ayaa Ciidamo iskubgadaaneen Xarunta Inji oo ahayd Xarunta Ehlu Suna, kadibna Saacad kadib yay Iosasoo dhiibeen dhamaan Masuuliyiintii ku jiray Xarunta oo labadaan Hogaamiyebaynka mid ahaayeen.

Puntlandi,com

<