Wararkii ugu dambeeyey Dhuusamareeb iyo Qoorqoor oo sheegay in Wadaado soo weerareen

Ehlu Suna ayaa intabadan gacanta ku heysa Dhuusamareeb waxaa sidaas Puntlandi.com u Xaqiijiyey Wariye ku sugan Magaalada.

Hada Dagaalku wuu istaagay laakiin wali waa la isusoo hub urursanayaa, inaskastio rasaas goosgoos ah la maqlayo.

Axmed Macalin Fiqi iyo Siyaasiyiin kale oo Gobolka kasoo jeeda ayaa Cambaareeyey Dagaalka waxayna Xukuumada Federaalka ku eedeeyeen in Deegaano nabad ah ay Colaad ka dhex abuureen.

Dhuusamareeb waxay kamid ahayd Deegaanada Nabdoon laakiin maanta waxaa ka bilowday Qax ay Shacabku qaxayaan.

Puntlandi.com
Dhuusamareeb

<