Gudiga Doorashada Puntland oo Kulan Casho kula qaatey Nairobi Midowga Yurub

Barnaamijka Cashada oo ay soo agaasintay Safaarada Switzerland ee Nairobi ayaa waxay ka dhacdey Magaalada Nairobi.

Gudiga Doorashada Puntland iyo Midowga Yurub waxay iska waraysteen howsha bilowga ah ee Gudiga.

Midowga Yurub ayaa maalgaliyey Nidaamka Dimoqoradiyent Puntland waxayna dhaqaale u diyariyeen sidii Puntland ay gaari lahayd hamiga ah in ay Shacabku u dareeraan Doorasho Qof iyo Cod ah.

Gudiga Doorashooyinka Puntland ayaa Waxay u mahad celiyeen Safaarada Switzeland ooCashada ka dambeysay iyo Saxaafadaha la casumay oo ay kamid ahaayeen Denmark iyo Sweden.
Puntlandi.com
Nairobi

<