Faahfaahin Xaalada Dhuusamareeb, Dagaal wali ka socda

Saaka waxaa Dhuusamareeb ka bilowdey Dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowlada oo taageeraya Madaxweyne Qoorqoor iyo Ciidamada Ehlu Suna .

Wariye Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb wuxuu kusoo waramayaa in Dagaalku uu bilowgii Xoogaga laakiin hada uu siinqaboobayo.

Khasaaraha ilaa hada wali Lama sheegi karo waayo Dagaalku wuu socdaa, Shacabkuna Cabsi ayaa soo food saartay.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com

<