Breaking News — Madaxweyne Qoorqoor oo Ka baxay Dhuusamareeb Dalkana dhigay Garoonka Diyaaradaha

Madaxweynaha 3aad ee Galmudug Axmed Cabdi Kariye Qoorqoor ayaa Amaankiisa awgeed isaga baxay Magaalada Dhuusamareeb wuxuuna hada ku sugan yahay Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb oo ay Amaankiisa gacanta ku hayaan Amisom.

Warar rasmi ah oo Warbaahinta Puntlandi.com ay heleen Ayaa sheegaya in Madaxweyne Qoorqoor uu isaga baxay Magaalada laakiin Ciidanka Dowladu wali waxay ku sugan yihiin Magaalada.

Amaanka Madaxweyne Qoorqoor awgiis ayaa loo geeyey Xarunta Amisom ee Dhuusamareeb oo ah Garoonka Diyaaradaha.

Puntlandi.com
Dhuusamareeb

<