Ciidamo Beeleedyo horay loo qarameeyey oo gadooday. Magaalada Caabudwaaq

Ciidamo ka caraysan Mushaar la’aan ayaa waxay la wareegeen Goobaha Dowlada ee Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Ciidamadaan ayaa shan bilood ka hor waxay ahaayeen Maleeshiyo Beeleedyo laga balan qaadey inay kamid noqonayaan Ciidamada Dowlada.

Qayb kamida waxaa la geeyey Mgakada Dhuusamareeb halka kuwaan aan wali dib loosoo fiitin, waxayna ka cabanayaan Mushaar iyo cuno la’aan.

Dowlada Federaalku wali kama aysan hadal Gaadiidka Ciidamadaan.

Puntlandi.com
Muqdisho

<