Madaxweynihii hore ee Masar Xusni Mubaarak oo Ku geeriyooday 91 jir

Madaxweynihii hore ee Dalka Masar Xosni Mubaarik ayaa Xalay geeriyoodey sida lagasoo Wariye Saxaafada Dalkaas, Mubaarak ayaa Dalka Masar wuxuu xukumayay mudo ku dhow Sidameeyo sano.

Xosni Mubaarak ayaa mudooyinkii dambe wuxuu la tacaalayay cuduro dhowra, Sada lagasoo xigtey Siyaasiyiin ka agdhowaa.

Puntlandi.com

<