Madaxweyne Axmed Madoobe oo la kulmay Waxgaradka Degmada Dhoobley

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maalmahaan booqasho ku joogay Degmada Dhoobley ayaa maanta waxa uu la kulmay Waxgaradka Deegaanka.

Kulanka ayaa Madaxweynuhu uga mahad celiyey Shacabka Reer Dhoobley Waxqabadka muuqda ee ay uga qayb qaataan Amaanka Jubbaland.

“Waxgaradka Reer Dhoobley Waxay caan ku yihiin u hiilinta Shacabka iyo iney qayb muuqata ka qaataan Amaanka, Dhismihii Jubbaland iyo la dagaalankii Al-Shabaab” Ayuu yiri Madaxweynuhu.

Hoos ka daawo Sawirada

<