Wafdi ka socda QM iyo EU oo Kismaayo soo gaaray

Wafdi balaaran oo isugu jira Qaramada Midoobey iyo Midowga Yurub ayaa booqasho ku yimid Xarunta Jubbaland ee Kismaayo.

Wafdigaan oo Kormeer kuvsameynayay Mashaariiccay ka fuliyaan Jubbaland ayaa waxay isla maanta booqdey Xurumovdhowra oo lagu fuliyo dhaqaale ay Bixiyaan Midowga Yurub.

Xarunta nafaqaynta Caruurta iyo Hooyooyinka ayaa kamida Goobaha ay booqdey waxaana horkacaya Wafdiga oo goobahaan soo tusayay Wasiirka Caafimaadka Jubbalan Muuse Khaliif.

Sawirada hoos ka daawo

Puntlandi.com
Kismaayo

<