Madaxweyne Deni oo Dalka kusoo laabtay

Madaxweynaha Fowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa si diiran loogusoo dhaweeyey Bosaso maanta oo isniin ah.

Madaxweynaha ayaa safar shaqo ugu maqnaa Dalka Jabuuti.

<