Daawo : – Madaxweynihii hore Somaliya Cali Mahdi ayaa sheegay in Beesha Mudulood hortooda lagu toogtay General Salaad Gabeyre Kadiye

Madaxweynihii hore ee Somaliya Mudane Cali Mahdi Maxamed ayaa maanta sheegay in Midnimo la’aanta Beesha Mudulood ay keentay in ayagoo soo taagan hortooda lagu toogtay Allaah ha u naxariistee Generaal Salaad Gabeyre Kadiye.

Mudane Cali Mahdi Maxamed oo ka hadalaayey shir watashi oo maanta Beesha Mudulood uga furmay magaalada Muqdisho ayaa aad ugu dheeraaday muhiimada Beeshu u leedahay Qaranimada Somaaliyeed, isagoo ku hanjabay in aanay jirin cid Dalka ka fulin karta waxaanay rabin Beesha Mudulood

Halkan ka dhageyso Khudbadii Ex-Madaxweyne Cali Mahdi Maxamed

<