Madaxweyne Axmed Madoobe oo booqdey furumaha Ciidanka

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland oo isla markaasna ah Taliyaha Ciidamada Axmed Madoobe ayaa maanta wuxuu booqdey jiida hore ee Ciidamada ku wajahan Jamaame.

Madaxweynaha ayaa Ciidanka ugu tagay dhiiri galin iyo kala warqaadasho, iyadoo Ciidankaan ay maalmihii lasoo dhaafay Dhul ka xoreeyeen Al-Shabaab isla markaasna qorshohoodu yahay iney sida ugu dhakhsaha badan u qabtaan Jamaame iyo nawaaxigeeda.

Ciidamada Jubbaland oo ku hubeysan Qalab casciriya ayaa waxay todobaadkaan bilaabeen howlgal lagu xoreynayo Gobolada Jubbaland ee Cadowgu heysto.

Sawirada hoos ka daawo

<