Wasiirka Arimaha Dibada Mareykanka Mike Pompeo oo Adis kula kulmay Abiy Ahmed iyo Arimaha Soomaaliya oo la isla soo qaadey

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo oo Adis Ababa soo gaaray ayaa wuxuu la kulmay Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed kulankaasoo Arimo badan oo Geeska Afrika ku saabsan looga wada hadlay.

Amaanka iyo Horumarinta dhaqaale ee Dalka Itoobiya ayaa sigaara ay labada mMasuul ugawada hadleen.

Xaalada Amaan ee Soomaaliya oo muhiim u ah Geeska Afrika ayaa looga wada hadlay kulanka.

Dowlada Maraykanku waxay Raysal wasaaraha Itoobiya ay ku Amaaneen dadaalda uu ka wado Geeska Afrika wuxuuna taas ku mutaystay in Dalkiisa ay Maraykanku siiyaan Mashaariic Milyanis Dollar ku baxayaan.

Puntlandi.com
Adis Ababa

<