
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Salaaso ah waxay u duuleen Dalka Jabuuti.
Safarka Madaxweynaha ayaa wuxuu ku salaysan yahay Xiriirka labada dhinac, Wuxuuna Madaxweynuhu joogo doonaa Jabuuti mudo 7 Maalmood ah.
Jabuuti iyo Puntland waxaa ka dhexeeya Xiriir wanaagsan .
Puntlandi.com
Garowe