Breaking— Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo Twitter iyo Facebook- giisa soo dhigay Map ka Itoobiya iyo Soomaaliya oo ay ka maqan tahay Somaliland

Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta wuxuu soo dhigay Barihiida Bulshada Sawir muran dhaliyey kasoo uu ka saaray markii dambe.

Map-ka Itoobiya iyo kan Soomaaliya oo Soomaaliland ay ka maqan tahay ayuu soo dhigay Twitterka iyo Facebook-ga.

Arintaan ayaa waxay dhalisay Buuq iyo sawaxan tasoo keentay inuu durba ka saaro uuna ku badalo mid kale.

Waakan Map-ka uu markii hore soo galiyey oo uu soo raaciyey Qoraal kooban oo ah “ Dadkeenoo xor ah Dalkeenoo Barwaaqo ah”

Kan ayuu ku badalay markii dambe

<