Daawo Video Xildhibaan Naasir Xaaji “ Hadii Farmaajo yimaado Hargeysa waa guul daro weyn”

Xildhibaan Naasir Xaaji oo ka mid ah Xildhibaanada Soomaaliland ayaa guul daro weyn ku tilmaamey hadii ay rumowdo Imaatinka Hargeysa ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Waxaa saaka Hargeysa gilgilay Wararka sheegaya in Madaxweyne Muuse Biixi uu Raysal wasaaraha Itoobiya uu ka aqbalay inuu Farmaajo soo booqdo Hargeysa.

Hoos ka daawo Hadalka Xildhibaanka

<