Al-Shabaab oo weeraray Ciidamada Koonfur Galbeed

Ciidamada Koonfur Galbeed ayaa weerar gaadmo ah ay kusoo qaadeen Al-Shabaab xili ay ku sugnaayeen Duleedka Magaalada Baydhabo.

Ciidamada ayaa iska caabiyey weerarka Argagixisada ay ku soo qaadeen inkastoo uu khasaare gaaray Ciidanka markii hore.

Weerarka ayaa ahaa mid gadmo ah wuxuuna socday mudo saacad ku dhow, Dhaawac ayaa la keenay Isbitaalka Baydhabo

Wali Kama aysan hadal Xukuumada Koonfur Galbeed,

<