Hadal heynta Caawa iyo Puntlandi :- Wasiirkii Hore ee Waxbarashada Puntland oo ka yaabay Munaafqanimada Somaalida qaarkeed

Cali Xaaji Warsame, Wasiirkii hore ee Waxbarashada Puntland:

” Waxaan aad ula yaabaa, doodda ah ‘Galmudug iyo Hirshabeelleba imtixaanka dowladda galee, maxay Puntland u geliwaysay?, lama odhanayo maxay Somaliland u geli wayday ? !!!!.

About Kassim 559 Articles
Wariye Madaxbanaan balse hada la shaqaynaya Puntlandi.com ilaa 01.01,2022
<