Breaking news – Madaxweyne Deni “ Farmaajo wuxuu hareer maray Dastuurka, Garowe waxaa kandhacaya shir wada tashi”

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo goor dhaweyd shir jaraa’id ku qabtay Bosaso ayaa sheegay in Magaalada Garowe uu ka dhici doono shirweyne looga tashanayo aayaha Soomaaliya oo ay kasoo qayb galayaan dhamaan Saamilayda Siyaasada Soomaaliya.

Madaxweynuhu wuxuu sheegayo n Dalku xaalad Adag ku jiro uuna Madaxweynuhu hareer maray Dastuurka Dalka.

Hadalka Madaxweynaha ayaa u muuqda in ay aad ukala fogaadeen Xiriirka Dowlada Federaalka iyo Maamul Goboleedyada.

Dhowaan naga filo Videoga

Puntlandi.com
Bosaso

<