Puntland Current Trend (PCT) oo warmurtiyeed dheer kasoo saaray Muranka Waxbarashada Puntland iyo Villa Soomaaliya

Puntland Current Trend (PCT) oo ah Madal ay ku mideysan yihiin boqolaal Aqoonyahano Reer Puntland ah oo ay kamid yihiin Labadii Wasiir hore ee udubka u taagay Nidaamka Waxbarashada Puntland Mudane Cabdi Farax Juxa iyo Mudane Cali Xaaji Warsame ayaa maalmihii la soo dhaafay waxay ka doodeen Muranka Ka dhexeeya Wasaarada Waxbarashada Puntland iyo Tan Dowlada Federaalka.

Warmurtiyeedka hoos ka akhriso

<