Breaking Dowlada Puntland oo eriday Gudigii Doorashooyinka Dowlada Federaalka

Dowlada Puntland ayaa albaabada isugu laabtay Xafiiskii Gudiga Doorashooyinka Dowlada Federaalka, iyadoo laamaha Amniga iyo Masuuliyiinta Gobolada Dalka la faray iney joojiyaan gabi ahaan hadey jireen howlo ama kulamo ay Gudigaan wadaan.

Qoraal ka soo baxay wasaarada Arimaha Gudaha Puntland ayaa shaqada looga joojiyey Gudiga Doorashada Federaalka,

Waatan Warqadii ee Akhriso

<