Madaxweynaha Kowaad ee Galmudug Axmed Xaaf oo Cadaado laga sugayo

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa maanta wuxuu kusoo wajahan yahay Magaalada Cadaado ee Xaruntii hore ee Galmudug.

Madaxweyne Xaaf oo hada fadhigiisu yahay Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo euxuu olole ugu jiraa in Beesha Cadaado ay isaga taageeraan si dib loogusoo nooleeyo Galmudugtii ay Cadaado Caasimada u ahayd.

Safarka Xaaf ayaa yimid kadib markii Axadii lagu dhawaaqay Doorashada Madaxweynihii Sadexaad. ee Galmudug yeelato.

Puntlandi.com
Gaalkacyo

<