Deni oo soo laabtay iyo Madoobe oo beri safar ah

????????????????????????????????????

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Dalka dib ugusoo laabtay kadib mudo laba todobaad ah oo uu howlo shaqo u joogay Magaalada Nairobi.

Madaxweynuhu intuu joogay Nairobi wuxuu la kulmay dhamaan Wadamada daneeya Arimaha Soomaaliya, Wuxuu beri ka warbixin doonaa Safarkiisa.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Ayaa isna beri u safro doona Kismaayo, Madoobe wuxuu isna la kulmay intuu Nairobi joogay inta badan Wadamada daneeya Arimaha Soomaaliya.

Puntlandi.com
Nairobi

<