Dandial Arap Mio oo geeriyooday

Madaxweynihii hore re Fslka Kenya Danial Arap Mio ayaa ku geeriyooday da’da 95 sano, Mio wuxuu in mudo ah ahaa Madaxweynaha Kenya wuxuuna Xalay ku geeriyoodaya Isbitaal kubyaal Nairobi.

Mio oo waxbarashadiisu ahayd Macalin wuxuu Kenya soo xukumayay 20 sano, wuxuuna ahaa Madaxweynihii ugu Wakhtiga dheeraa Siyaasada Kenya oo labaatan sano ku gaara Xukunkii.

Waxaa lagu xasuustaa in Kenya soobgaarsiiyey meel wanaagsan uuna si nabad galiyo ah Xukunka u wareejiyey.

Puntlandi.com
Nairobi

<