Breaking News— Mudaharaad loogasoo horjeedo Madaxweyne Qoor Qoor oo ka socda Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo

Mudaharaad loogasoo horjeedo Doorashadii Lagu doortay Madaxweyne QooqQqor ayaa wuxuu saaka oo talaado ah uu ka bilowday Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo.

Isla markaasna waxaa Mudaharaadka lagu taageeray Madaxweyne Xaaf.

Shacabka mudaharaadayac ayaa waxay dab qabadsiiyeen Sawirada Madaxweyne Qoorqoor.

Puntlandi.com
Gaalkacyo

<