Breaking News— Kenya oo si cad ugu gacan sayrtay codsi iga yimid Villa Soomaaliya

Warar Dublamaasiyadeed oo Warbaahinta Puntlandi.com ay heleen ayaa sheegay in Kenya ay si cad u diiday codsigii ay Dowlada Federaalku uga dalbanayaan inay usoo gacan galiyaan Wasiir Cabdirshiid Janan.

Sida aan xigta ku helnay Kenya waxay warqad jawaabta u direen Villa Soomaaliya iyagoo ku gacan saaray Codsiga avilla Soomaaliya.

Maalmo ka hor ayaa Dowlada aFedeaalku waxay Warqad ay ku codsanayso in Cabdirshiid Janan loosoo gacan galiyo ay ugudbiyeen Safaarada Kenya ee Muqdisho ku taal.

Ma cada faahfaahinta jawaabta Kenya balse waxaa naloo xaqiijiyey in Kenya ay Diiday inay Xabsi u taxaabaan Wasiir Janan.

Doyaarada Wasiirka kasoo qaadey aKismaayo ee keentay Nairobi waxaa iska kaashanaya Jubbaland iyo Dowlada Kenya.

Puntlandi.com
Nairobi

<