155 Ardey oo Maanta Waxbarasho u aadey Turkiga

Ardey Reer Puntland ah ayaa maanta waxay ka dhoofeen Garoonka Diyaaradaha Bosaso iyagoo kusii jeeda Dalka Turkiga.

Waa markii u horaysay oo Dalka Turkigu uu ka qayb qaato Waxbarashada Puntland oo Ardey intaa le’eg oo Reer Puntland ah ay Saxbarasho u aadaan Dalka Turkiga.

Safarka Ardeydaan ayaa Dad waxay u adeegsadeen warar been ah oo lagu baahiyey Baraha Bulshada iyadoo laga dhigay Ardey Shahaado u doonanaya Goodax Bare, Xaqiiqdise ardeydaan Waxay Safar u ahaayeen Waxbarasho Turkiga ah Waxayna Diyaarada Turkiga ka raacayeen oo Transit kuvahaayeen Muqdisho.

Faahfaahin iyo Safarka Ardeyda kala soco Puntlandi.com

<