Dekada Garacad oo la dardar galiyey dhismeheeda (Sawiro)

Dekada Garacad oo dhismeheedu uu si rasmi ah u socdo ayaa hada meel wanaagsan maraysa, iyadoo hada wajigii kowaad uu gabagabo yahay.

Gudiga Dhismaha Dekada ayaa waxay sheegeen in hada maalmaha soo socda ay Dekada Bada Gudaha loo gali doonto 200m.

Waxaa lagu wadaa in Dekada Haracad ay noqoto mod ka mida Dekadaha ugu waaweyn Soomaaliya islamarkaasna noqota mid ka casriyeysan Dekadaha kale, Waxaa laguwadaa oo hada la abaabulayaan in Qalabka Dekada uu noqdo midncasriya oo cusub.

Shacabka deegaan ayaa aad ugu faraxsan Horumarinta ka socota Deegaanka, waxaana durba Haracad laga dareemayaa koboc dhaqaale, waxaa sare u kacay beeca dhulka.

Puntlandi.com
Gaalkacyo

<