Breaking News— Xaalada Dhuusamareeb oo kacsan

Magaalada Dhuusamareeb waxaa saaka ka jira cabsi laga qabonin faraha la isula tago kadib markii ay Dowlada Federaalku Ciidan soo galisay Magaalada.

Madaxweynaha Ehlu Suna Sheikh Dhaakir ayaa Xalay Digniin soo saaray uu u digayo Dowlada Federaalka iyo Doorashada maanta lagu wado inay dhacdo.

Hada xaaladu waa degantahay Doorashada Ma bilaaban laakiin cabdi baa jirta.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com

Axmed Yare
Dhuusamareeb

<