Axmed Cabdi Qoor oo noqday Madaxweynihii Sadexaad ee Galmudug

Axmed Cabdi Qoorqoor ayaa ku guulaystay Doorashadii Galmudugta ay Dowlada Federaalku gadaal ka riixayso, wuxuuna noqonayaa Madaxweynihii sadexaad ee Galmudug yeelato.

Cod aqlabiyad ah ayuu kusoo baxay Qoorqoor wuxuuna helay in ka badan 60 cod.

Doorashada oo ka dhacdey hool ku yaal Dhuusamareeb ayaa waxay ahayd mid la filayay inuu Qoorqoor kusoo baxayo.

Puntlandi.com
Dhuusamareeb

<