Madaxweyne Axmed Madoobe oo Diyaarad usoo diray Nairobi u qaada Cabdirshiid Janan

Wasiirka Amniga Jubbaland ayaa goor dhaweyd u duulay Nairobi si Caafimaadkiisa loogu baaro kadib markii uu baxay Xabsi ku yaal Muqdisho oo mudo 7 bilood ah uu ku xiraa.

Diyaarad khaasa oo Nairobi lagasoo diray ayaa Wasiirka qaadey, Maanta markuu yimid ayay Khadka Teleefoonka ay kuwada hadleen Madxweynaha iyo Kuxigeenkiisa waxayna iska garteen inuu Nairobi yimaado si baaritaan Guud loogu sameeyo Caafimaadkiisa, Wasiirku wuu Caafimaad qabaa oo wax dhibka ma qabo balase nasasho iyo baaritaan ayuu u bahan yahay.

Maanta ayuu Wasiir Cabdirshiid wuxuu yimid Kismaayo,

Puntlandi.com
Kismaayo

<