Breaking News— Wasiirkii Amniga Jubbaland oo la helay isagoo nabdoon

Waxaa Xeebta Kismaayo soo gaaray Wasiirkii Amniga Dowlada Jubbaland Cabdirashiid Janan oo in mudo maalmo ah lawaysanaa kadib markii bilaysku ay sheegeen inuu baxsadey.

Wasiirka waxaa ka caawiyey baxsashadiisa Masuuliyiin ku sugan Muqdisho.

Wixiivfaahfaahin ah naga filo goor dhow

Puntlandi.com
Kismaayo

<