Deni iyo Axmed Madoobe oo Nairobi marti qaad loogu sameeyey

Cali Qorane Gudoomiyaha Gaarisa ayaa marti qaad u sameeyey Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland iyo waliba Siyaasiyiin ay kamid yihiin Madaxweyne Xigeenka Jubbland Maxamed Siyid , Raysal wasaarihii hore Cumar Cabdirshiid iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiwali Gaas.

Sawirada Hoos ka daawo

<