Breaking News— Dhuusamareeb oo dhaqdhaqaaq Ciidan laga dareemayo iyo Shacabka oo cabsi soo foodsaartay

Caawa fiidkii waxaa Magaalada Dhuusamareeb laga dareemayaa cabsi dheeri ah kadib markii ay suuqa soo gashay warar sheegaya in Ciidamada ka Amar qaata Dowlada ay dhaqdhaqaaq iyo howl gal ay ka fulinayaan Magalada.

Magaalada waxaa hada ku sugan Ciidamo is diidan, waxaana laga dareemayaa Magaalada dhaqdhaqaaq Ciidan.

Macada Sababta ay Xukuumada Federaalku ay heeganka u galiyeen Ciidamada xili khilaaf Siyaasadeed uu ka jiro Magaalada.

Warar waxaa jira Magaalada la isla dhex marayay Saldii makhrib kuwasoo sheegaya in Xukuumada Federaalku ay Amartay in lasoo xiro Saraakiil Ciidan oo ka tirsan Ehlu Suna Waljameeca.

Wuxuu soo kordha kala Soco Puntlandi.com

Axmed Yere
Dhuusamareeb
Galmudug@puntlandi.com

<