Tacsi Illaahay ha u naxariistee Eedo Caafiyo Islaan Faarax oo maanta ku geeriyootay Minneapolis

Waxaa halkaan tacsi looga dirayaa Dhamaan Ilma Axmed Caato iyo Qoyska Reer Islaan Faarax Geerida ku timid Marxuumad Caafiyo Islaan Faarax oo maanta oo Arbaco ah 29/1,2020 ku geeriyootay Minneapolis Dalka Maraykanka.

Waxaa si gaara tacsi loogu dirayaa Ilmeheedii Cabdisalaan Axmed Caato , Faarax Axmed Caato iyo Amaal Axmed Caato Geerida ku timid Hooyo Caafiyo.

Waxaa Illaahay uga baryeynaa inuu Jano Fardowsa ka waraabiyo Eedo Caafiyo dambigeedana dhaafo.

Aaaamiiin Aaaaaamiiin Aaaamiin

Waxaa Tacsida diraya Qoysaska Reer Cali Ilweyn iyo Reer Faarax Xayir.

Masuuliyiinta iyo Howlwadeenada Puntlandi.com Waxay sigaara ugu tacsiyeynayaan Cabdisalaan Axmed Caato, Farax Axmed Caato iyo Amaal Axmed Caato Geerida ku timid Hooyadiod.

<