Galmudug oo yeelatay Madaxweynihii kowaad Sadexda Doorasho ee todobaadkaan dhacaysa

Sheikh Shaakir ayaa garabka Garabka Ehlu Suna ee Galmudug waxay u Doorteen Madaxweyne, Waxayna ahayd Arin la sugayay lana filayay iney saas ku dhamaato.

Ehlu Suna ayaa waxay horey ugu dhawaaqeen iney iskood Madaxweyne Dooran doonaan kadib markay Baarlamaan cusub ay soo bandhigeen horaantii Todobaadkaan.

Galmudug Garabka Dowlada Federaalku ay abaabulayso ayaa iyana Madaxweyne dooran doona maalmaha soo socda , Garabka sadexaad ee Xaaf ayaa iyana lagu wadaa iney Madaxweyne Sadexaad Doortaan.

Puntlandi.con
Dhuusamareeb

<