Breaking News—- Wasiirkii Amniga oo Xabsiga ka baxsadey

Warar lagu kalsoon yahay ayaa noo xaqiijiyey in Wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirshiid Janan uu Xabsiga ka baxsadey Lama oga qaabka uu Xabsiga uga baxay Wasiirku.

Mudo Lix bil ku dhow ayaa ayaa Wasiirka Amniga Jubbaland uu ku xiraa Muqdisho.

Ilaa hada Faahfaahin lagama hayo qaabka uu Xabsiga uga baxsadey iyo Cida ku caawisayba.

Dowlada Federaalku wali kama hadal fakashada Cabdirshiid Janan.

Puntlandi.com
Muqdisho

<