Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyovWafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku jooga Degmada Baran

Wafdi balaaran oo ka kooban labada Gole ee Puntland oo uu horkacaya Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirshiid Yusuf Jabril ayaa waxay maanta booqasho ku tageen Degmada Baran.

Wasiirka Maaliyada Xasan Shire iyovWasiirka Amniga Cabdisamad Galab ayaa Wafdiga kamid waxaana kusoo dhaweeyey Baran Masuuliyiinta iyo Waxgaradka Degmada.

Faahfaahinta warkaan dhowaan naga filo Sawiradase hoos ka daawo

<